Widh.Widh(W,N)-Shacab waynaha ku dhaqan magaalada Widh.Widh ee xarunta Gobolka Buuhoodle ayaa saaka u dareeray Codaynta Doorashada Madaxtooyada Somaliland,iyaga oo dadkuna safaf dhaadheer u galay sidii ay ugu codayn lahaayee murrashax ay taageersan yihiin.
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warka
https://youtu.be/Z433wkvQPTw