Murrashax Cabdiraxmaan Cirro Oo Fariin U Direy Shacabka Somaliland Maamulka Puntland-na U Digay | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Murrashax Cabdiraxmaan Cirro Oo Fariin U Direy Shacabka Somaliland Maamulka Puntland-na U Digay
November 11, 2017 - Written by Reporter:

Hargeysa(W,N)-Murrashaxa xisbiga WADDANI Dr Cabdiraxmaan Cirro ayaa fariin u direy shacabka Somaliland,isaga oo ugu baaqay inay amaanka dalka ilaaliyaan,sidoo kalena waxa uu maamulka Puntland uga digay inay falal waxyeelaya doorashada ka sameeyaan gudaha Somaliland.

 Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka

COMMENTS
LINKS