WAJAALE NEWS

Kallsan Tv Ma Runtii Uu Soo Tabiyo Baa Laggu Xidhey:By Fuaad Qawdhan Arimaha Bulshada London, Fu’aad Qawdhan

kalsan tv waxaa laggu heeystaa maxaad waxii lascaanood ka dhacey shaley oo tariikhdu ahees3.11.2017 u soo gudbisey.

 

Bismilaahi raxmaani raxiim.

Waxaan  aad  uga  xumahey  xadhiga loo geestey maanta kalsantv  ee  u  kulla  kacey  wasiirka caddaani  ee ka tirsan  dowlada  somaliland.

kalsan tv  waxaa  laggu  heeystaa  maxaad  waxii  lascaanood  ka  dhacey  shaley  oo tariikhdu  ahees3.11.2017 u soo  gudbisey.

Dowlada  kulmiye  markey  arkeen  in aay dadkii  somaliland  odhan  ka yaaceen.  ayeey  waxey  bilaabeen  iney  waxii  run sheegaba aay  xidhan  ama  xagxagtaan.

Dadka  somaliland  maha dad  indho  la. waa dad arkaya  waxa  ka jiira  somaliland  iyo dhibatadu   kulmiye ku hayo  dadka  iyo dalkaba.

waxaan  u sheegayaa  kulmiye  iyo wasiirada  somaliland  .dulmigaad  ku heeysaan  dalka  iyo dadka  illaahey  wuu  arkaa.  ilaaheyna  guul  masiiyo  qaf  iyo dad  daalmiina.markaa waxaad  ogaataan waxkhtigiinu  wuu   dhaamaadey  xoog  iyo qasab  bad dadka  leedihiin  noogu fooda.  ta kale xadhiga  kalsan  tv  waxaad  ku weysaan  vote  badan .

Waxaa   fican  in  aad ogtaan  muuse maha  nin  idinka  soconaya.  waxaan  sidaa  u leeyahey  dadkii  illahey  oodhan  baa  ka cararcararaya.

durtabiba  xoog  dagaal   afduub  baad wax ku rabtaan.

waxaa  qorey  fuaad maxamed  qawdhan

mr_ Qawdhan@hotmail.co.uk

facbook  fuaad qawdhan

00447389013734

Exit mobile version