Hogaanka Dhaqanka Gobolada Galbeedka Somaliland Oo Si Adag Uga Hadlay Doorashadii Dalka Ka Dhacday Dhaliilo Xoogana Usoo Jeediyey Guddiga Komishanka Qaranka | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Hogaanka Dhaqanka Gobolada Galbeedka Somaliland Oo Si Adag Uga Hadlay Doorashadii Dalka Ka Dhacday Dhaliilo Xoogana Usoo Jeediyey Guddiga Komishanka Qaranka
November 18, 2017 - Written by Reporter:

Hargeysa(W,N)-Hogaanka madax-dhaqameedka gobolada galbeedka Somaliland oo maanta kulan iskugu yimi ayaa waxay si adag uga hadleen doorashadii dalka ka dhacday maalinkii Isniintii ee 13-kii November,waxaanay si adag u dhaliileen guddiga komishanka Qaranka Somaliland.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

 

COMMENTS
LINKS