Golaha Guurtida Somaliland Oo Laba Guddi U Kala Direy Gobolada Bariga iyo Galbeedka Somaliland | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Golaha Guurtida Somaliland Oo Laba Guddi U Kala Direy Gobolada Bariga iyo Galbeedka Somaliland
November 1, 2017 - Written by Reporter:

Hargeysa(W,N)-Shir Guddoonka Golaha Guurtida Somaliland ayaa Maanta ku dhawaaqay laba guddi oo xildhibaano ah oo ay u kala dirayaan gobolada galbeedka iyo bariga Somaliland,waxaana ay faahfaahin ka bixin doonaan shaqada ay qaban doonaan.

 Halkan hoose ka daawo muuqaalka

COMMENTS
LINKS