|
|||||
WAJAALE NEWS
Doorkii Dhalinyarada Somaliland Oo Maqan!
November 6, 2017 - Written by Reporter:Hadbba dhaliyaradu waa lafdhabata iyo xoogga Dalka iyo dadkuba leeyahay wanna cida qaranka u horseedi karta horumar
Somaliland waxay u baahantahay 10,000 oo dhalinyara ah oo sameeya kacdoon ka Dhan ah qabyaalada iyo musuqmaasuqa ragaadiyay dalkeena kana dhigay Dal dhaliyaradiisii ka tahriibto intii tahriibka ka soo hadhayna siyaasiyiintu sifo, khaldan u adeeggsadaan si ay ugu gaadhaan danahoodda siyaasadeed iyo middooda dhaqaalaba. Hadbba dhaliyaradu waa lafdhabata iyo xoogga Dalka iyo dadkuba leeyahay wanna cida qaranka u horseedi karta horumar iyo badhaadhe Alle ka sakoow, sidookale WA iyaga Cida loo adeegsado duminta iyo dibu dhaca waddanka. Ugu danbayn waxaan Baaq u dirayaa dhamaan dhaliyarada Somaliland meelkastay joogaan waxaan leeyahay maanta waddankeenu wuxu marayaa marxalad xaasaasiya oo ah inuu hore u socdo iyo inuu dib u noqdo waxaynu kaga gudbikarnaa marxaladan cusub iskuduubni iyo wadajir, iyo in aynu ka fogaano la safashada xisbiyada tartanku ka dhexeeyo.
WA bilaahi towfiiq
By: Cabdixaafid Axmed Hurre
Related posts:"Qorigu"Maanta Ma Talin Karo, Maangalna Ma Aha Ee Aynu Caqli Kale La Nimaadno!W/Q;Maxamed Baashe. Ururka Qareenada Somaliland (Solla) Oo Tacsi Udiray Qoyskii Iyo Bahda Garsoorka Ee uu ka Baxay Marxu... Dhamaan Dadkan Waxay Tacsi Udirayaan Maxamud Yusuf Xirsi( aw Buur )Oo Hooyadii Ku Geeriyotay Magalad... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|