|
|||||
WAJAALE NEWS
Deg Deg Daawo: Koomiishanka Doorashooyinka Somaliland Oo Qaraar Adag Ka Soo Saaray Kaadhadhka La Iibsanayo
November 6, 2017 - Written by Reporter:Hargaysa(W,N)-Koomiishanka Doorashooyinka Qaranka Somaliland ayaa waxay maanta Qaraar adag ka soo saareen Kaadhadh Codbixineed oo la Iibsaday,Waxaanay sheegeen in qofkii lagu qabto Kaadh Codbixineed oo aanu lahayn in lagu Xukumayo Lix Bilood Ilaa Laba Sanadood oo Xadhig ah iyo Ganaax lacageed oo ah Shan Boqol oo Kun iyo Laba Milyan oo Shiling Somaliland ah. Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan
Wariye Xamse Jirde Wajaalenews.net Hargaysa Office Related posts:Dawlada Hoose Ee Caasimada Hargaysa Oo Bilowday Olole Lagu Buufinayo Dugsiyada Iyo Abwaan Sooraan Ka... “Waa Nacasnimo In Gabadha Ay Rafiiqa Yihiin Boris Johnson Loogu Diido Inay Gasho Maraykanka Booqasha... Wafti Wasiiro Xukuumada ah oo Lix Saacadood Ku Xanibnaa ;Laanta Socdaalka Dalka Itoobiya ee Tog-Waj... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|