|
|||||
WAJAALE NEWS
Dawlada Rwanda Oo Magangaliyo Siinaysa Muhaajiriin Afrikan Ah Oo Libya Lagu Adoonsanayo
November 23, 2017 - Written by Reporter:Hargaysa(W,N)-Dawladda Rwanda ayaa ku yaboohday in ay magangalyo siinayso 30,000 oo muhaajiriin Afrikaan ah oo ku go’doonsan dalka Liibiya, kuwaas oo badankood ku sugan xaalad adoonsi ah.
Arrintan ayaa dabasocota muuqaal uu toddobaadkii hore baahiyay telefeshinka CNN, kaas oo muujiyay rag la xaraashayo si beeraha loogu fasho. Boqolaal kun oo Afrikaan ah ayaa Liibiya u safra sannad walba iyaga oo isku dayaya in ay qaaradda Yurub u tallaabaan. Wasiirradda Arrimaha dibadda Louise Mushikiwabo ayaa sheegtay in Rwanda ay tahay dal yar balse ay dadkaas boos u raadin doonto. Related posts:Dowladda Imaaraadka Carabta Oo War Kasoo Saartay Saraakiil Ciidamadeeda katirsan Oo lagu dilay Magaa... Badhasaabka Gobolka Maroodi Jeex Oo Digniin Culus Udiray Gaadiidka Iskaragooyinka Ee Dooxa Ciida Ka ... DAAWO; Xildhibaan Rayte Oo Xukuumada Jabuuti Ugu Baaqay In Ay Deg-Deg Jawaab Cad Uga Bixiso Sababta ... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|