|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO MUUQAALKA :-Mudaharaado Ka Bilaabmay Magaalada Burco Iyo Sababta keentay
November 16, 2017 - Written by Editor:BURCO(W,N) Wararka aanu ka helayno magaalada Burco ayaa noo xaqiijiyay in ay mardhawayd ay magaalada Burco ka bilaabmay mudaharaad xoogan oo lagaga soo horjeedo wax isdaba marin ay xubnaha xisbiga wadani uga wakiilka ah ku eedeeyeen komishanka doorashada taasi oo ay sheegeen in lagu sameeyay codbixintii loogu dareeray doorashadii madaxtooyada Somaliland ee dalka ka dhacday 13-kii Noofember, Dhawaqa rasaasta ayaa hadda laga maqlayaa gudaha magaalada Burco,taas oo ay ridayaan ciidamada Booliska Somaliland isla markaana ay ku kala dareerinayaan shacabka mudaharaadaya. HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA MUDOHARADAYAASHA ISKUGU SOO BAXAY JIDADKA MAGAALADA BURCO Related posts:DAAWO;-Maamulka Dawlada Hoose Ee Hargaysa Oo Dhagax Dhigtay Dhismaha Wado Casriya Oo Ay Hirgalinayso... “Jabuuti Wax Gaara Oo Ay Inaga Doonaysaa Majirto,Waxaanu Iska Kaashanaynaa Arimaha Biyaha"Wasiirka B... DAAWO;-Barnaamijka Dawlada Hoose Ee Degmada Gabiley Oo Soo Bandhigtay Gaadiid Tiro Badan Oo Ay Soo I... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|