Daawo: Mujaahid Jidhif Oo Fariimo Kala Duwan U Diray Murashaxiinta Sadexda Xisbi Iyo Shacabka Somaliland | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Daawo: Mujaahid Jidhif Oo Fariimo Kala Duwan U Diray Murashaxiinta Sadexda Xisbi Iyo Shacabka Somaliland
November 11, 2017 - Written by Reporter:

Hargaysa(W,N)-Taliyihii Hore ee Ciidanka Qaranka Somaliland Mujaahid Maxamed Xasan Cabdilaahi Jidhif ayaa fariimo kala duwan u diray Murrashaxiinta Sadexda Xisbi iyo Shacabka Somaliland,Sidoo kale waxaa uu sheegay in Saraakiil ahaan ay dhex u yihiin Xisbiyada.

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka

COMMENTS
LINKS