DAAWO; Maxkamada Sare Dastuuriga ah Ee Somaliland Oo Si rasmiya Ugu Dhawaaqday Natiijada Doorashada Madaxwaynaha Iyo Kuxigeenka Jsl.
November 28, 2017 - Written by Editor:
DAAWO; Maxkamada Sare Dastuuriga ah Ee Somaliland ayaa maanta Si rasmiya Ugu Dhawaaqday Natiijada Doorashada Madaxwaynaha Iyo Kuxigeenka Jsl ee dalka ka dhacday 13/11/2017 taasi oo uu mar labaad taada ku guulaystay xisbiga kulmiye oo ay murashxiin ka ahaayeen muuse biixi cabdi iyo cabdiraxmaan saylici