|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO; Madaxwayne Axmed Silaanyo Oo Kulankii U danbeeyey La Qaatay Golihiisa Wasiirada, La taliyayaasha, Iyo Qaybaha kala Duwan Ee Xukuumadiisa,
November 28, 2017 - Written by Editor:Hargaysa(W,N) Afhayeenka Madaxtooyada Somaliland Eng Xuseen Aadan Cige (Xuseen Dayr) Ayaa ka Warbixiyay Kulan Uu Maanta Madaxwaynaha Jamhuuriyada Somaliland Ee Hada Xilka Kasii Dagaya Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo uu la yeeshay Golihiisa Wasiirada, Lataliyayaasha Iyo qaybaha ee Xukuumadiisa oo Mudo Todoba sano ah Xilka haysay. Kaasi oo uu ku tilmaamay in uu yahay kulankii ugu Danbeeyay ee ay wada yeesheen iyo fariinta Uu ku faray Madaxwaynuhu. Related posts:DAAWO: Caasimada Somaliland Oo Lagu Qabtay Munaasibad Ballaadhan Oo Loogu Dabaal Degaayay Xuska Maal... WARBIXIN;-Doorashooyinka Isku sidkani Waa Talaabo Kale Oo Muujinaysa Mucjisada Dimuqraadiyadda Somal... DAAWO; Wixii kala Qabsaday ;fariintii Xildhibaan Siciid Cilmi Ee Reer Saaxil firka Naxii Wasiir Cab... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|