Daawo: Madaxwaynaha Somaliland Oo Iskugu Yeedhay Madax Dhaqameedka Dalka Khudbad Muhiim Ahna U Jeediyay | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Daawo: Madaxwaynaha Somaliland Oo Iskugu Yeedhay Madax Dhaqameedka Dalka Khudbad Muhiim Ahna U Jeediyay
November 1, 2017 - Written by Reporter:

Hargeysa(W,N)-Madaxwaynaha Somaliland Md Axmed Maxamed Maxamuud “Siilaanyo” ayaa maanta xafiiskiisa kulan kula qaatay madax-dhaqameedka,ganacsatada iyo culimada Somaliland,waxaana laga wada hadlay arrimo khuseeya doorashooyinka Somaliland ee soo socda.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

COMMENTS
LINKS