|
|||||
WAJAALE NEWS
Daawo: “Inaan Xisbiga Kulmiye Wax Cod Ah Idinka Helin Ayaan Habaar Iyo Duco Idiinku Wada Socdaa”.Suldaan Maxamed Suldaan Cabdiqaadir
November 9, 2017 - Written by Reporter:Hargeysa(W,N)-Suldaanka guud ee beelaha Somaliland Suldaan Maxamed Suldaan Cabdiqaadir oo maanta kulan magaalada Hargeysa iskugu yeedhay madax-dhaqameedka,odayaasha,waxgaradka iyo haldoorka koonfurta magaalada Hargeysa aya ugu baaqay inaan wax cod ah la siin xisbiga KULMIYE,isaga oo bulshada deegaanadaasna usoo bandhigay duco iyo habaar. Halkan Hoose Ka Daawo Muqaalka Warka https://youtu.be/9nPB_jrnJXw Related posts:Madaxwaynaha jsl Oo Kormeer Ku Tagay Deegaanada Saylac ,Xariirad Ee Roobabkii Duufanta Watay Khasaa... Gudoomiyaha Golaha Wakiilada Jsl Xukuumada Ku Eedeeyay In Ay Ku Fashilantay Sugida Abniga Magaalada ... Daawo:Xildhibaan Ka Tirsan Golaha Guurtida Oo Sixirbararka Dalka Aafeeyay Dusha Ka Saaray Adeega Zaa... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|