|
|||||
WAJAALE NEWS
Ciidamada Milatariga Oo Lasoo Dhoobay Wadooyinka Magaalooyinka Burco Ceerigaabo Iyo Laascaanood+Xaaladihii Ugu Danbeeyey Ee Magaalooyinkaasi
November 21, 2017 - Written by Reporter:Hargeysa(W,N)-Iyada oo goordhow la filayo in lagu dhawaaqo natiijada doorashada madaxtooyada Somaliland ee loo dareeray 13-kii Bishan November ayaa wararka nasoo gaadhaya waxay sheegayaan in ciidamo Milateri ah oo tiro badan lagu soo daadiyay wadooyinka magaalooyinka Ceerigaabo,Burco Iyo Laascaanood.
Waxaana ciidamadan ay taagan yihii iskoys kaste oo wado ah,iyaga oo qaar kamid ah ciidamadaasi gaaf wareegaya gudaha magaalooyinkaasi. Ciidamadan lagu soo daadiyay wadooyinka ayaa argagax galiyay shacabka ku nool magaalooyinkaasi,xaaladda guud ee magaalooyinkaasina waa mid dagan oo waxba ka jirin,balse lama garanayo sida xaalku noqon.
Wariye: Xamse Jirde Wajaalenews.net Hargaysa Office Related posts:DAAWO;-Xabaalaha Istaan Beebka Idaacada Oo Dushooda Dhisme Laga Bilaabay Iyo Taariikhda Ku Duugan. DAAWO;Ciidan Uma Baahna Boorama Ee Caddaalad Bay U Baahan Tahay “Xildhibaan Axmed Yaasiin Sheekh Cal... Daawo:Xildhibaan Ibraahim Axmed Haybe Oo Qado Sharaf Ku Maamuusay Xubnaha Xisbiga Kulmiye ee Gobolka... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|