Badri Aadan Oo Kamid Ahaa Ciyaartooyadii Hore Ee Kooxdii Hargaysa Spring Water Oo Bulshada Somaliland Ugu Baaqay In Ay Doortaan Murrashaxa Xisbiga Kulmiye | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Badri Aadan Oo Kamid Ahaa Ciyaartooyadii Hore Ee Kooxdii Hargaysa Spring Water Oo Bulshada Somaliland Ugu Baaqay In Ay Doortaan Murrashaxa Xisbiga Kulmiye
November 6, 2017 - Written by Reporter:

Badri adan mohamed ali oo ka mid ah dhalinyarada Wadanka ku nool ahna Aqonyahanka wadanka wax ku bartay intii Somaliland jirtay isla markaana dadka la eegto ee lagu hindiso oo ahaan jirayna ciyartooyadii ugu Fiicnaa Caasmida Hargaysa kana tirsanan jiray Kooxdii Hargeisa Spring Water,Ahaan Macalkii ama Coch-kii Kooxdii Solycado Sero B ilaa A ugu cadcadayd ayaaa waxa uu Sheegay in danta xisbiyadu ka wayntahay danta qaranka isla markaana Waxaa uu Shacabka Somaliland u Soo jeediyay in Amanka iyo nabad galayada lawada ilaashado iyadoo cidna loga daba fadhisanayn cidna la sasabayn.

 

13876336_10210121776986801_4626976254853505203_n

Badri Aadan oo ka mid ah oolayasha ugu waaweyn Xisbiga Kulmiye ayaa waxaa uu sheegay in wadanka Kulmiye meel wanagsan gadhsiiyayay isla markaana imkan u halkaa ka sii anba qadi karo Musharax Xisbiga Kulmiye Muse Biixi Cabdi,Waxaana uu Bulshada Reer Somaliland u soo jeediyay in la doorto Murrashax Muuse Biixi.

 

 

 

23316189_10214638277536492_474667658_n 23361102_10214638277376488_1130802692_n 23361017_10214638310177308_1597074143_n

COMMENTS
LINKS