|
|||||
WAJAALE NEWS
War-Deg-Dega-Wasiir Ku-Xigeenkii Wasarada Boosaha Oo La Baxsaday Gaadhi Ay Wasaaradu Layd Iyo Ciidanka Booliska Gacanta Ku Soo Dhigay
October 25, 2017 - Written by Reporter:Hargaysa(W,N)-Wararka hada soo gaadhaya xafiiska warqabadka Shabakada Wararka Wajaalenews in Wasiir Ku-xigeenkii Wasaarada Boosaha Cali Maxamuud Cali uu la baxsaday gaadhigii Wasaarada Boosaha Iyo Isgaadhsiinta Wasiir Ku Xigeenkan Ayay ciidamada amaanku ka war heleen xili uu ka sii baxayay kaantaroolka tuulada Haleeya ee bariga magaalada hargaysa isaga oo damacsanaa in uu la fakado gaadhiga ay wasaaradu lahayd isla markiina ciidamada booliska ayaa gacanta kusoo dhigay isaga iyo gaadhigiiba.
Dhinaca kale maanta ayay ahayd markii uu iska casiley Xilkii uu ka hayay Xukuumada isagoo ay weheliyaan xubno kale Kala Soco Shabakada Wajaalenews Wixii Warara Ee ka Soo Kordha.
Wariye: Xamse Jirde Axmed Wajaalenews.net Hargaysa Office
Related posts:Weftigii Emaraadka Oo Dalka Ka Dhoofay Maanta Iyo Arrimo Dhawra Oo Uu ka Hadlay Ambassador Baashe Ca... Boqortooyada Dalka Britain oo Bilad Gudoonsiiyay Orod Yahanka Caanka Ah Ee Reer Somaliland Mo Farax. Wasiirka Warfaafinta Jsl Oo Xafiiskiisa Ku Qaabiley Wakiilka Dalka Ingiriiska Ufadhiya Somaliland Iy... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|