Taliska Ciidanka Booliska Somaliland Oo Amaro Cusub Soo Saaray, Kana Hadlay Dhacdo Lagu Waxyeeleyay Sarkaal | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Taliska Ciidanka Booliska Somaliland Oo Amaro Cusub Soo Saaray, Kana Hadlay Dhacdo Lagu Waxyeeleyay Sarkaal
October 10, 2017 - Written by Reporter:

Hargeysa(W,N)-Taliska ciidanka booliska Somaliland ayaa fariin adag iyo digniino u direy saddexda xisbi Qaran iyo bulshada Somaliland,waxaana ay ka hadleen dhacdo lagu waxyeeleeyay sarkaal ka tirsan xisbiga WADDANI.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka warka

 

COMMENTS
LINKS