|
|||||
WAJAALE NEWS
Siyaasi Cabdilaahi Jawaan Oo Ka Hadlay Go,amadii Ay Soo Wadda Saareen Koomiishanka Iyo Taliska Boolisku
October 25, 2017 - Written by Reporter:Hargaysa(W,N)-Siyaasi Cabdilaahi Jawaan oo ka tirsan Siyaasiyiinta Sar sare ee Xisbiga Waddani ayaa ka hadlay Go,aamo ay si wada jira u soo saareen Taliska Ciidanka Booliska Iyo Guddida Koomiishanka Doorashooyinku oo lagu xadidayo Ololaha ay samaynayaan Xisbiyada Qaranku Ayaa waxaa uu ku Eedeeyay inaanay u fulin sidii loogu talagalay. Waxaanu Wasaarada Arrimaha Guddaha ugu ugu baaqay inay hirgaliyaan Go,aamadii ay soo saareen Guddida Koomiishanka iyo Ciidanka Boolisku. Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan Related posts:Madaxwaynaha Jsl Oo Daahfuray Imtixaanka Shahaadiga Ah Oo Maanta Ka Bilowday Guud Ahaan Somaliland. “Maraykanku Wuxuu Caddaaladda Marsiiyay Hoggaamiyihii Ugu Weynaa Argagixisada” Madaxwayne Donald Tr... DAAWO:-Waraysi Lala Yeeshay Gudoomiyaha Ururka Suxufiyiinta Somaliland Ee SOLJA Oo Ku sugan London! COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|