|
|||||
WAJAALE NEWS
Shacabka Reer Boorama Oo Isu Soo Baxyo Ballaadhan Ku Muujiyey Taageerada Ay Kulmiye U Hayaan
October 28, 2017 - Written by Reporter:Borama(W,N)-Kumanaan kamid ah taageerayaasha Xisbiga KULMIYE ee ku dhaqan Caasimadda Gobolka Awdal ee Boorama, ayaa isu soo baxyo baaxad leh kaga qayb qaatay maalinta saddexaad ee ololaha Xibsiga KULMIYE oo maanta ku beeganayd. Isu soo baxyada ay taageerayaasha KULMIYE ka dhigeen gudaha magaalada Boorama ayaa waxa kala qaybgalay Murrashaxa Madaxwayne Xisbiga Kulmiye Muse Biixi Cabdi Iyo Wasiiro ka tirsan Xukuumada. Halkan Hoose Ka Daawo Muuqalka Warkan Related posts:Saraakiishii Ururkii SNM Oo Ka Waramay Guda Galkii Hargaysa 31 MAY 1988-Kii Iyo Sidii Ay Wax U Dhace... Wasiirka Gaadiidka Dalka Itoobiya Oo Ka Hadashay Muhiimada Ay Balaadhinta Dekeda Berbera Uleedahay I... Madaxweynaha JSL Oo Daah-furay Mashruuc Ballaadhan Oo Koronto Lagaga Dhalinayo Tamarta Cadceedda! COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|