|
|||||
WAJAALE NEWS
Murrashax Xisbiga Ucid Eng Faysal Cali Waraabe Oo Socdal Ku Tagey Suuqa Gobonimo Ee Magaalada Hargaysa
October 24, 2017 - Written by Reporter:Hargaysa(W,N)-Murrashaxa Madaxwayne ee Xisbiga Cadaalada Iyo Daryeelka Ucid Eng Faysal Cali Waraabe oo taageerayaasha Xisbiga Ucid ee Magaalooyinka Boorma Iyo Gabiley kala qayb galay ololaha Xisbiguusu Saaka Isugu soo baxay ayaa waxaa uu galinkii danbe ee maanta uu ku soo guryo noqday Caasimada Hargaysa Ee Somaliland, Sidoo kale Faysal Cali Waraabe waxaa uu booqasho ku tagay suuqa Ganacsi ee Gobonimo waxaana dadka ku ganacsada suuqa uu ka waraystay xaalada ay ku sugan yihiin. Halkan Hoose Ka Daawo Muuqalka Warkan Related posts:[XOG] :- Amiir Maxamed Bin Salmaan Waa Kuma Mas'uulka Uu Dusha U Saari Doono Dilka Suxufi Jamaal Kha... Madaxweynaha Jabuuti Ismacil Cumar Geleh Oo Qasriga Madaxtooyada Ku Qaabilay Maamulaha Guud ee Shirk... Wargayska Gulfnews Ee ka Soo Baxa UAE Oo Warbixin Cajiiba Ka Diyaariyay Heshiiskii Somaliland la Gas... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|