Murashax Cirro Oo Balan-qaadyo Kala Duwan U Sameeyey Beelaha Gabooye | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Murashax Cirro Oo Balan-qaadyo Kala Duwan U Sameeyey Beelaha Gabooye
October 10, 2017 - Written by Reporter:

Hargeysa(W,N)-Gudoomiyaha ahna murrashaxa madaxwayne ee xisbiga Wadani Cabdiraxmaan Cirro ayaa mar kale ballan qaad culus u sameeyey Beesha Gabooye oo maanta markale cududdoda taageero la barbar istaagay xisbiga WADDANI.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

https://youtu.be/aW4xSaJhXgQ

COMMENTS
LINKS