|
|||||
WAJAALE NEWS
Madaxweynaha Dalka Zimbabwe Oo Magacaabay Wasiir U Qaabilsanaan Doona Guruubyada WhatsApp-ka
October 24, 2017 - Written by Reporter:Hargaysa(W,N)-Madaxweynaha dawlada Zimbabwe Robert Mugabe ayaa magacaabay wasiir cusub oo dawladiisa u qaabilsanaan doona baraha ay bulshadu ku kulanto waxaanu wasiirkan si gaar ah ugu xil saaray inuu u qaabilsanaado barta ay bulshadu ku kulanto ee WhatsApp-ka. Madaxweyne Robert Mugabe ayaa wareegtada uu ku magacaabay wasiirkan waxa uu ku socodsiiyey dadka Maamulayaasha ka ah guruubyada WhatsApp-ka.
Wareegtada madaxweyne Mugabe Halkan Kaga Bogo
Related posts:Wararkii Ugu Danbeeyay Khilaafka Siyaasadeed Ee Somaliland Iyo Dhex Dhexaadin Laga Dhex Waday Madaxw... Eng faysal Cali Waraabe Oo Madaxda Jabuuti Iyo Itoobiya Usoo Bandhigay Qorshe Cajiib ah Oo Lagu Raad... Beesha Subeer Awal Oo Shir Isugu Yimi Magaaladda Bristol UK, ku canbareeyay falkii foosha xumaa ee s... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|