|
|||||
WAJAALE NEWS
Madaxwaynaha Somaliland Oo Safar Ugu Amba Baxay Magaalada Burco
October 18, 2017 - Written by Reporter:Hargaysa(W,N)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa goor dhawayd safar ugu amba Baxay magaalada burco ee xarunta gobolka togdheer.
Wafti uu hogaaminayo madaxwaynahu ayaan wali la cadayn sababta ay safarkan ugu baxayaan magaalada burco,balse Wararka Aanu helayno ayaa waxa ay sheegayaan in kulamo magaalada burco kula yeelan doono Madaxwaynaha Maamulka Khaatumo Cali Khaliif Galaydh. Wixii War Ah Ee Ka Soo Baxa Kala Soco Wajaalenews Related posts:Daawo:Xildhibaano Ka Tirsan Golaha Wakiilada Oo Qaadacay Mudo Kordhintii Guurtidu U Sameeyeen Goloho... Weftigii Somaliland Ee Ku Sugnaa Isu-Tagga Imaaraadka Carabta Ayaa La Kulmay Boqorka Raysal Khayma X... Madaxwaynaha DDSI Oo Sheegay In Ay Gudi Usaareen Baadhitaan lagu sameeyo Geerida Prof Cali Khaliif ... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|