Hargeysa(W,N)-madax-dhaqameedka,waxgaradka iyo haldoorka gobolka Hawd oo Shir jaraa,id ku qabtay Magaalada Hargaysa ayaa waxay ka hadleen khilaaf cakiran oo soo kala dhex galay dawlada Jabuuti iyo ganacsadaha shirkada SBI COCOLA, Axmed Cismaan Geelle Arab.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka warka