|
|||||
WAJAALE NEWS
Guddoomiyaha Golaha Guurtida Somaliland Oo Fariin Adag U Direy Saddexda Xisbi Qaran Iyo Golaha Guurtida
October 28, 2017 - Written by Reporter:Hargeysa(W,N)-Gudoomiyaha golaha guurtida Somaliland ayaa fariin adag maanta waxa uu u direy saddexda xisbi Qaran ee loolanka adag ku dhex marayo hanashada hogaaminta talada dalka waxaana uu u soo jeediyay Murashaxiinta tartamaya inay dadka ku hantaan waxqabkooda iyo barnaamijyadooda siyaasadeed.Sidoo kale waxaa uu mudanayaasha Golaha Guurtida u soo jeediyay inay ka shaqeeyaan sidii ay Doorashadu u qabsoomi lahayd Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|