Dhamaan Odoyaashan xildhibaano iyo xubnahan hoos ku qaran waxay uu tacsi tiiraanyo leh u dirayaan qoyska, qaraabada, ehelada, Ciidammada Qaranka iyo guud ahaan shacabka Somaliland ee uu ka baxay Alle ha u naxariistee Marxuum Gaashaanle Sare . Maxamed Cabdi Cali (Shiine faqash) oo ku geeriyooday magaalada Hargeysa maanta oo taariikhdu tahay 31/10/2017.
Marxuum Gaashaanle Sare Maxamed Cabdi Cali (Shiine Faqash) oo ka mid ahaa mujaahidiintii u soo halgamay waddanka, waxaannu kaalin wayn ku lahaa aasaaskii ciidanka Qaranka Somaliland oo uu ahaa saraakiisha sarsare ee dadaalka badan galiyey horumarinta ciidammada,
XILDHIBAAN CABDICASIIS AADAN HABANE(SIISTO)
ISMAACIIL AADAN HABANE
CAAQIL AXMED AW NUUX IBRAAHIM
MUXUMED CALI MAXAMED(GAAFANE)
CABDIRAXMAN CALI TAMAN
MAXAMED MUUSE KULUC
CABDIRAXMAN MAXAMED CIRAAQI
Sidoo kale xildhibaanada odoyashaasha ayaa marxuumka Alle uga baryayaa inuu jannadiisa Firdowsa ka waraabiyo, qoyska, qaraabada, ehelka iyo shacabkana uu Samir iyo Iimaan Saadiq ah ka siiyo. Aamiin….Aamiin….Aamiin.
INAALILAAHI WA INAA ILAHAY RAAJUCUUN