Hargaysa(W,N)-Taliska Ciidamada Booliska Somaliland ayaa Ka hadlay weerar habeenkii xalay lagu qaaday guriga uu Murrshaxa Xisbiga Waddani ka deganyahay Magaalada Hargaysa.Sidoo kale Taliska Ciidamada Booliska ayaa sheegay inay gacanta ku soo dhigeen Kooxdii dhalinyarada ahayd ee weerartay Guriga Cabdiraxmaan Cirro.
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan
Wariye: Xamse Jirde
Wajaalenews.net
Hargaysa Office