|
|||||
WAJAALE NEWS
Daawo: Prof- Samater Oo Shaaca Ka Qaaday In Isaga Iyo Xisbigiisu Isla Qaateen In La Joojiyo Xuska Maalinta Qaran Ee 18 May
October 16, 2017 - Written by Reporter:Hargaysa(W,N)-Prof: Axmed Ismaaciil Samatar ayaa goob fagaare ah oo uu ku soo bandhigayay barnaamij siyaasadeedka Xisbiga Kulmiye ka sheegay in aan la xusin maalinta qaran ee 18-ka May, waxaanu Prof’ Samatar sheegay in isaga iyo Xisbiga Kulmiye isla qaateen in la joojiyo xuska maalinta qaranimada Somaliland ee 18-ka may. Halkan Hoose Ka Daawo Muuqalka Warkan
Wariye: Xamse Jirde Wajaalenews.net Hargeisa Office Related posts:Daawo Guddi Hoosaadka Golaha Wakiilada Oo Kulan La Qaatay Gudoomiyaha Baanka Dhexe Ee Somaliland. Gudoomiyaha Haayada Qaxoontiga Iyo Barakacayaasha Jsl Oo Ka Hadlay Damaca Maxamuud Xaashi, Kana Wara... Dawlada Kenya Oo Warbixin La Xidhiidha Muranka Dhuleed Ee Udhexeeya Somaliya U Gudbisay QM Iyo Midow... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|