|
|||||
WAJAALE NEWS
Agaasimihii Wasaaradda Diinta Iyo Aw-qaafta Oo Ka Hadlay Sababaha Uu Iskaga Casiley Xilkii
October 27, 2017 - Written by Reporter:Berbera,(W,N)-Agaasimihii diinta iyo aw-qaafta Somaliland horena u ahaa maareeyihii haamaha shiidaalka magaalada Berbera Sheekh Saleebaan Siciid Cali ayaa sharraxaad ka bixiyay sababaha uu isku casilay,waxaana uu ka dhawaajiyay inuu si rasmi ah ugu biiray WADDANI. Halkan hoose ka daawo muuqaalka warka Related posts:COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|