|
|||||
WAJAALE NEWS
Xildhibaan Ilhaan Cumar Oo kamid Ah Xildhibaanada Minisota Oo New York Kula Kulantay Madaxwaynaha Turkiga
September 19, 2017 - Written by Reporter:New York,(W,N) –Madaxweynaha Turkiga Rajeb Dayib Erdogan oo ku sugan magalada New York ayaa kulan gaar ah la qaatay xildhibaanad Ilhaan Cumar oo kamid ah xildhibaanada Minisotta. Kulankan dhex-maray labada mas’uul ayaa la sheegay in looga wada hadlay arimo muhiim ah oo khuseeya Islaamka iyo xidhiidhka dowladaha Turkiga iyo Maraykanka , xilli hogaamiyayaal badan oo caalamka ah ay ku sugan-yiiin New York. Faah-faahin dheeri ah lagama bixin kulankan oo la sheegay in uu ahaa mid hore loo sii qorsheeyay ,waxaana uu imaanaya , xilli sidoo kale dowladda uu madaxweynaha ka yahay Trump ay qorshaynayso in dib loo celiyo Muhaajirin badan oo sharciyo aan ku haysan gudaha Maraykanka. Related posts:Madaxwaynaha Somaliland Oo La Filayo In Uu Labada Gole Baarlamaan Horgeeyo Qorshe Lagu Ansixinayo In... DAAWO; Prof Samatar Oo Dalka Dib Ugu Soo Laabtay kana Hadlay Aragtidiisa Xuska 18may Iyo Kulamo Uu... Beesha Caalamka Oo Mar kale Ugu Baaqday Farmaajo Iyo Rooble in ay ka Heshiiyaan Khilaafka Dhexdooda COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|