|
|||||
WAJAALE NEWS
Warar Dheeraada Oo Ka Soo Baxaya Soomalidii Lagu Laayay Deegaanka Hawaday Ee Bariga Dalka Ethiopia
September 13, 2017 - Written by Reporter:Hargaysa(W,N)-Ugu yaraan 32 qof oo Soomaali ah ayaa habeen hore lagu dilay deegaanka Hawadaay ee bariga dalka Ethiopia. Dilalkan ayaa daba socda rabshado u dhexeeyay maalmihii la soo dhaafay dadka Oromada iyo Soomaalida ee dalka Ethiopia. Oramada ayaa ku eedeesay ciidamada Liyuu Booliska ee dawlad deegaanka Soomaalidu inay dad ka dileen, hase ahaate afhayeen u hadlay ciidamadaasi ayaa laanta afka Oromada ee VOA-da u sheegay inay arrintaasi wax ka jirin. Related posts:Xulka Dalka Argentina Oo 3;0 Kaga Badiyay Xulka Dalka Croatia, Iskana Xaadiriyay finalka Koobka Aduu... Wadayaasha Gaadiidka Bijaajka Ee Magaalada Wajaale Oo Sameeyay Mudoharaad Ay Kaga Cabanayaan Amaro C... Abiy Ahmed; Somaliland Qadiyadeeda Ma Waxa Uu Siistay Xulafeysiga Hogaamiyaha Somalia Ee Wakhtigiisu... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|