|
|||||
WAJAALE NEWS
Warar Dheeraada Oo Ka Soo Baxaya Soomalidii Lagu Laayay Deegaanka Hawaday Ee Bariga Dalka Ethiopia
September 13, 2017 - Written by Reporter:Hargaysa(W,N)-Ugu yaraan 32 qof oo Soomaali ah ayaa habeen hore lagu dilay deegaanka Hawadaay ee bariga dalka Ethiopia. Dilalkan ayaa daba socda rabshado u dhexeeyay maalmihii la soo dhaafay dadka Oromada iyo Soomaalida ee dalka Ethiopia. Oramada ayaa ku eedeesay ciidamada Liyuu Booliska ee dawlad deegaanka Soomaalidu inay dad ka dileen, hase ahaate afhayeen u hadlay ciidamadaasi ayaa laanta afka Oromada ee VOA-da u sheegay inay arrintaasi wax ka jirin. Related posts:“Masar Iyo Itoobiya La Borontansiin Maayo,Itoobiya Waa Dadkeenii Oo Xuduud Ayaynu Wadaagnaa,”Gudoomi... DAAWO; Wasiirka Arimaha Gudaha Jsl Oo ka Hadlay Dagaal laba Beelood Ku Dhexmartay koonfurta laascaan... "Madaxweyne Muuse Biixi Caadifad Baa Qaaday, Mana Joojin Karo Wadahadallada Somaliland iyo Soomaaliy... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|