Daawo: Gudiga Komishanka Qaranka Oo Murashaxiinta Sadexda Xisbi Qaran Gudoonsiiyay Shahaadadii Murashaxnimo | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Daawo: Gudiga Komishanka Qaranka Oo Murashaxiinta Sadexda Xisbi Qaran Gudoonsiiyay Shahaadadii Murashaxnimo
September 30, 2017 - Written by Reporter:

Hargeysa(W,N)-Guddiga komishanka Qaranka Somaliland ayaa maanta kulan ay la qaateen murrashaxiinta saddexda xisbi Qaran,waxa ay lixda murrashax gudoonsiiyeen shahaadadii murrashaxnimo ee ay kaga qayb galayeen doorashada madaxtooyada Somaliland.

COMMENTS
LINKS