Daawo: Gudiga Komishanka Qaranka Oo Hargeysa Ku Qabtay Kulan Lagaga Doodayay Anshaxa Saxaafadu Ku Gudbin Doonto Wararka Xisbiyada Wakhtiga Dorashada | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Daawo: Gudiga Komishanka Qaranka Oo Hargeysa Ku Qabtay Kulan Lagaga Doodayay Anshaxa Saxaafadu Ku Gudbin Doonto Wararka Xisbiyada Wakhtiga Dorashada
September 19, 2017 - Written by Reporter:

Hargeysa(W,N)-Guddiga komishanka Qaranka Somaliland ayaa maanta Hargeysa ku qabtay kulan lagaga doodayay anshaxa saxaafaddu ay u gudbin doonto wararka xisbiyada wakhtiga lagu guda jiro doorashooyinka Somaliland.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka warka

COMMENTS
LINKS