|
|||||
WAJAALE NEWS
War-Deg-Deg Ah Madaxwaynaha Jamhuuriyadda Somaliland Oo Sameeyay Magacaabis
August 9, 2017 - Written by Reporter:Xafiiska Af-hayeenka Iyo Warbaahinta Madaxtooyada JSL Taariikh: 09/08/2017 WAR-SAXAAFADEED Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Axmed Maxamed Silaanyo, waxa uu digreeto Madaxweyne oo summadeedu tahay JSL/M/XERM/249-4962/082017 uu maanta ku magacaabay saddex agaasime guud.
Madaxweynuhu:
Markuu Arkay: Qodobka 90aad, Faqradiisa 3aad, Xarafka (kh) ee Dastuurka Jamhuuriyadda Somaliland;
Markuu Tixgeliyey: Ahmiyadda ay Agaasimeyaasha Guud ee Wasaaraduhu u leeyihiin dhismaha Qaranka;
Markuu Arkay: In baahi loo qabo buuxinta jagada Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada, Wasaaradda Beeraha iyo Hay’adda Hanti-dhawrka Guud ee Qaranka Jamhuuriyadda Somaliland;
Markuu Ka Fiirsaday: Kartidooda, aqoontooda iyo hufnaantooda shaqo;
Markuu Ku Qancay: In ay hanan karaan xilalkan loo magacaabay; Wuxuu go’aansaday
ALLAA MAHAD LEH
Xuseen Aadan Cige (Deyr) Af-hayeenka Madaxtooyada JSL
Related posts:Daawo:War Deg-Dega Wafti Balaadhan Oo Uu Hogaaminayo Wasiirka Arimaha Gudaha Dalka Jabouti Oo Soo G... “Madaxwayne Qurba-joogu Waa Kuwii Kuu Ururin Jiray Qaadhaankii Aad Ku Soo Baxday” Maxamed Dirir Xogh... "Anagu Hadii Aanu Nahay Beesha Sacad Muuse, Maayar Mooge, Wax Xumaan Ah Oo Aanu Uhaynaa Majirto, Nim... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|