|
|||||
WAJAALE NEWS
Daawo: Siyaasi Maxamuud Jaamac Abgaal Oo Ku Dhawaaqay Inuu Ka Baxay Xisbiga Kulmiye
August 15, 2017 - Written by Reporter:Hargaysa(W,N)-Wasiirkii hore ee wasaaradda boosaha iyo isgaadhsiinta somaliland Maxamuud Jaamac Abgaal ayaa maanta si rasmi ah waxa uu u shaaciyay inuu ka baxay xisbiga muxifaadka ah ee kulmiye isla markaasina uu ku biiray xisbiga mucaaridka ah ee waddani. Siyaasi Maxamuud Jaamac abgaal ayaa soo bandhigay dhaliilo uu u jeediyay hogaanka sare ee xisbiga kulmiye iyo qorshaha ay ku doonayaan in ay bulshadda cod kaga kasbadaan oo ku tilmaamay inuu yahay mid bulshadda isku diraya.
https://youtu.be/nhw9pbt2sLE
Related posts:Dhacdo Naxdinle; Hooyo Umul Ah Oo Gaadhi Dawlada Hoose Leedahay Si Badheedh Ah Ujiidhay Iyo Xog Wara... “Cabdillahi Cirro Ilaa Siyaad Barre, ilaa Tan Axmed Siilanyo Mucaarid Kumuu Noqonin Hadii Muuse Biix... Maxaad Ka Taqaana Guddoomiyaha Cusub Ee Loo Magacaabay Bangiga Dhexe Ee Somaliland Wuxuu Laba Sanno ... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|