|
|||||
WAJAALE NEWS
KULMIYE IYO XUKUUMADIISU MAANTANA MAXAY SHACABKA SSC LA HORTEGI DOONAAN
July 28, 2017 - Written by Editor:Shirkii Awrboogays kadib Xisbiga Kulmiye iyo Xukuumadiisu way ka baxeen hehiis iyo balan kasta oo ay la galeen dadkii iska diiwaangeliyey Gobolada SSC.
SI KASTABA HAYSKA AHAATEE BALAN FURYADO WAXAY NOQOTAY TIRO BEEL, SHEEKADA KULMIYE IYO XUKUUMADIISA IYO SHACABKA SSC WAXAY LA MID NOQOTAY TII CUMAR BEENAALE, QOFKA MUSLIMKA AHNA LAMA OGOLA IN LABO JEER ISKU MEEL LAGU KHIYAANEEYO, SIDAASDARTEED MA JIRO WAX WEJIYA AMA AAMINAA AH OO MAANTA KA DHEXEEYA AMA DHEXMARI KARA KULMIYE IYO SSC. HADABA WAXAA SHACABKA ISKA DIIWAANGELIYEY DEGAAMADA SSC KU WAAJIBA INAY QAATAAN KAADHKA CODBIXINTA SI AY UGA AARGOOSTAAN GEFAFKII IYO QUUDHSIGII AY KULA KACEEN KULMIYE IYO XUKUUMADIISU. NB: Xigasho:Xaysimo Related posts:"Xukuumaddu Waxay Nagu Keliftay Inaanaan Ku Wergelin Mudaharaadadda Soo Socda"Murrashaxa Madaxweynah... Daawo:Siyaasi C/qaadir Jirde Oo Ka Warbixiyay Shirar ay La Yeesheen Madaxda Wadamada UK Iyo Biljamka Urur Siyaasadeedka Shacabka Jsl Ee S.P.P Oo Siwayn Iskugu Soo Baxay Khayriyada Magaalada Hargaysa COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|