|
|||||
WAJAALE NEWS
Kowdiina Luuliyo, Karaameeyow Dabaaldega, Anaguna Karaahidi Kawnkan Aan Noolay.
July 3, 2017 - Written by Reporter:BISMILAAHI ALRAXMAAN ALRAXIIM. S.C.W.R.W.B. SALAANTAAS ISLAAMKA KA DIB,WAXAN TU KHAASA AH U SOO DIRAYAA,BAHDA HADHWANAAGNEWS IYO AKHRISTAYAASHEEDA.
1-KOWDIINA LUULIYO,KARAAMEEYOW DABAALDEGA, ANAGUNA KARAAHIDI,KAWNKAN AAN KU NOOLAHAY, KAACAA KUFKAYGII,KADEED WIXIINA SOO MARAY, KAFTAN BAY IDIIN TAHAY,FARAXAD KIBIR CIYAARO.
2-KOLSE HADDII LA KALA GO’AY,KAALAYAAYDA JOOJO, KOONFURTIINAN BADATAYEE,KILILADA SAMAYSTEE, KUNKA CALAN DULSUDHDNYIIN,KADABSADA INTIINO, KUWIINAAS DARYEESHOO,HAYGU KARAAMO SEEGINA.
3-KUWII UGU HOREEY,KOR U QAADAY CALANKEE, KOLMI LAHAA SHANTEENI,KOLUUN INAY MIDOOBAN, KAALIN WADA YAGLEESHSSN,KALGACAYKI ILA GALAY, KA KASBADAY XUMAATADA,IYO KUMAA AHAYDEEN.
4-KARKA WAXA KA KEENAA,KULAYL WEEYE DHERIGEE, KAYMAHII AN GALAYEEN,KURTA JARAY GAWAADHIDA, KA FOOGADAY RAAXEEN,KARSAN JIRAY ABEESADA, WAXKASTOO I GAADHAY,KEENAY GUUSHI AAN RABEY. ISMAIL ABDILLAHI HANDULEH. COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|