|
|||||
WAJAALE NEWS
Hargeisa Muqaalka Shil Aad U Argagax Galiyey Bulshada iyo Sida Aaney Waxba ugu Noqon Hooyo ilmaheedii oo Saarnaa.
July 10, 2017 - Written by Editor:Hargeisa(W.N):-Waxa goor dhawayd ka dhacay gudaha magaalada Hargeysa shil baabuur oo sababay khasaare hantiyeed. Shilkan baabuur ayaa waxa uu ka dhacay magaalada Hargyeysa gaar ahaana agagaarka hudheelka Ambasaddor ee magaalada Hargeysa.
Related posts:DAAWO;-Maamulka Dawlada Hoose Ee Gabiley Xarumo Caafimaad Ka Dhagax Dhigay Deegaanada Odax Iyo Lafta... DAAWO;Madaxweynaha Somaliland Oo Xafiiskiisa Ku Qaabilay Wakiilka Gaarka Ah Ee Dowlada Norway U Qaab... Wasiirka Duulista Oo Garoonka Diyaaradaha Ee Magaalada Hargeysa Ku Qaabilay Qaar Ka Mid Ah Ardayda J... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|