|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO :Warbixin Sixir Bararka & Hoos Udhaca Qiimaha Shilinka Somaliland Oo Saamaynta Balaadhan Ku Yeeshay Ganacsatada Yar Yar Iyo Qaylo Dhaanta ay Udireen laamaha ay Khusayso,
July 3, 2017 - Written by Editor:Hargaysa(W,N)-sarif bararka iyo hoos udhaca shilinka Somaliland ayaa noqday mushkiladakoowaad ee aymaanta la liitaan guud ahaan shacabka Somaliland isaga oo si toos ah u taabtay dadka danyarta ah oo aan haba yaraatee xaaladu maanta gaadhay in aany waxba gadan Karin, sarifka lacagta qalaad ee Dolarka ayaa meeshii ugu saraysay abid gaadhay walina ma muuqdo wax xal ah oo lo ohayo marka laga reebo go,aano dhicisoobay oo xukuumadu hore u shaacsay in ay kula tcaali doonto sixirbararkan xadhkaha gooostay.
Related posts:DAAWO;-Qareeno Ka Hadlay Dacwad Ay Diideen Maxkamadaha Somaliland Inay ka Garnaqaan Iyo faro Galinta... Deegaamada Barriga Somaliland Oo Faraha Xukuumada Ka Siibtay, Loolanka Doorashada Puntland Oo Xadka ... Gudoomiyaha Xisbiga kulmiye Iyo Ganacsade Cabdiraxmaan Boore Oo kulan ku Dhex Maray Dubai Iyo Xogah... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|