DAAWO ; Siyaasi/Muj Abiib Timacad Oo Khudbad Dhinacyo Badan Taabanaysa ka Jeediyay Xafladii Uu ku Biirayay Xisbiga Wadani Iyo Fariin Duurxula Oo uu Udiray Muuse Biixi. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO ; Siyaasi/Muj Abiib Timacad Oo Khudbad Dhinacyo Badan Taabanaysa ka Jeediyay Xafladii Uu ku Biirayay Xisbiga Wadani Iyo Fariin Duurxula Oo uu Udiray Muuse Biixi.
July 20, 2017 - Written by Editor:

Siyaasi Abiib Diiriye  Oo fariin Digniin ah  Udiray Masuuliyiinta Gobolka Gabiley

Hargaysa (w,n) Siyaasi Abiib Diiriye Nuur Abiib Timacad ookamida mujaahidiinta dalkan usoo halgamay ismarkaana ah siyaasiyiinta ugu miisaanka culus somaliland ayaa khudad taariikhiya ka jeediyay xaflad balaadhan oo isaga haldoorka hargaysa ay ugu biirayeen xisbiga mucaaridka ah ee wadani.

 

COMMENTS
LINKS