DAAWO; Gudoomiyaha Xisbiga Mucaaridka ah Ee Wadani Oo Xukuumada Siilaanyo ku Eedeeyay in ay ku fashilantay Adeegyadii Bulshada, | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO; Gudoomiyaha Xisbiga Mucaaridka ah Ee Wadani Oo Xukuumada Siilaanyo ku Eedeeyay in ay ku fashilantay Adeegyadii Bulshada,
July 4, 2017 - Written by Editor:

Hargaysa (W.N) Gudoomiyaha xisbiga wadani ahna Murashaxa madaxwaynaha Cabdiraxmaan cirro ayaa markii maanta ka qaybgalay munaasibad xilka loogu kala wareejinayay gudoomiyhii hore ee gobolka maroodi jeex ee xisbiga wadani iyo gudoomiyaha cusub ayaa wuxuu dhaliilo culus u jeediyay xukuumada silaanyo oo uu ku tilmaamay in ay ku fashilangtay dhamaan adeegyadii loo doortay,

https://youtu.be/6XDhOOZSoWU

COMMENTS
LINKS