|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO ;Badhasabkii Hore Ee Gobolka Gabiley Maxamed Xabiib Oo Khudbad Dhinacyo Badan Taabanaysa Ujeediyay Shacabka Gabiley,
July 5, 2017 - Written by Editor:GABILEY (W,n) Badhasaabkii Ugu horeeyay ee gobolka gabiley yeelato Maxamed Axmed Aw Cabdi (Xabiib) Oo mudo dalka dibadiisa ku maqnaa ayaa maanta sidiiran loogu soo dhaweeyay gabiley MR Xabiib oo munaasibad soo dhawayn ah ee loo qabtay ka hadlaya Ayaa ugu horay shacabka reer gabiley iyo masuuliyiintii soo dhaweeyay ujeediyay khudbad taariikhiya oo uu kaga hadlayo xaalada dalka iyo ujeedada safarkiisa. Sobobta uu udoortay xisbi xaakimka kulmiye in uu xiligan ku biro. https://youtu.be/51bOJgcxL5Y Related posts:Jeeg lagula Baxayey Saddex Boqol oo Milyan oo Kashifmay, Maayerka Berbera oo Ganacsade Xidhay iyo Gu... Dhalinyarada Magaalada Berbera Oo Iskugu Soo Baxay Mudo Haraad Ay Kaga Cabanayaan Qaabka Loo Qaatay ... Xukuumada Somaliland Oo Jawaab Kulul Ka Bixisay War-saaxafeed Ay Beesha Caalamku Kasoo Saareen Doora... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|