|
|||||
WAJAALE NEWS
WAR-DEG-DEGA: Mujaahid Ooto Biixi Oo Goordhawayd Ku Geeriyooday Magaalada Hargaysa
June 5, 2017 - Written by Reporter:Hargeysa(Wajaalenews)-Waxa goordhawayd magaalada Hargeysa gaar ahaana cusbitaalka Adna Aadan ee magaalada Hargeysa ku geeriyooday Mujaahid Ooto Biixi Caalin. Mujaahid Ooto Biixi Caalin ayaa waxa mudooyinkii u danbeeyey ku xanuunsanayey magaalada Hargeysa isaga oo yaalay cusbitaalka Adna Aadan oo hadda ku geeriyooday. Mujaahid Ooto ayaa ka mid ahaa halgamayaashii SNM ee dib u xoreeyey Somaliland,waxaana uu sidoo kale kamid ah masuuliyiinta xisbiga mucaaradka ah ee WADDANI. Inaalilaahi Wa Inaa Ilahayti Raajicuun.
Wajaalenews.net Hargaysa Office
Related posts:War Deg Deg ah: Madaxweyne Muuse Biixi Oo Hada Ku Dhawaaqay Golihiisa Cusub Ee Wasiirada Oo U Badan ... Xildhibaan Maydhane Oo Jawaab Kulul Ka Bixiyay Hadal Meel Dhac Ku Ah Shacabka Reer Boorama Oo Kasoo ... Qaramada Midoobay Oo Soo Saartay Warbixin Ay kaga Hadlayso Tacadiga Somaliland kula kacday Haayadaha... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|