WAJAALE NEWS

Ninka Aan Dalka Aamisanayn Sideen Aniguna Ugu Aamini Karaa Dalka?.

Dadku Waa Wada Muwaadin Marka Afka Laga Sheeganayo Balse Waxaa Lagu Kala Gartaa Ficilka iyo Qof Waliba Inta uu Gashado Dalkiisa iyo Dadkiisa.
Waxaa Jira Maanta oo aad Helaysaa Qof Masuul Qaran ah oo Guri Hanti ah oo uu Leeyahay aan Ku Lahayn Dalka Wayba Fiicnaan Lahayd Hadii uu Iska Ilaaliyo Xoolaha Umada oo uu Ka Xishooday In Isagoo Masuul ah uu Guri Ka Dhisto ama Ka iibsado Xoolaha ama Hantida Umada Ee Lagu Aaminay.
Balse Dibada ama Qurbaha Ayuu Guri ama Laba Guri Ka iibsaday Intuu Xilka Hayey oo Tii ahayd Inuu Hantida Umada Iska Ilaaliyo Halkaasay Ku Been Ku Noqonaysaa Mida Iyaduna Iswaydiinta Leh Ayaa ah Ma Yahay Muwaadin Dalka Aamisan Ninka Hantidiisa Dalka Ku Aamini Waayey?
Mida Kale Sidee Ayuu ii Matali Karaa Anigoo Muwaadin?
Sidee Ayaan Dalka ugu Aamini Kara Dalka Ninka aan Isaguba Dalka Aan Aamisanayn.
 

Muwaadin Maxamed Cali Mataan.
Hargeisa Somaliland.
Mataan448@gmail.com

Exit mobile version