|
|||||
WAJAALE NEWS
Gudida Culimada Ah Ee Madaxwayne Siilaanyo magacaabay Oo mugdi iyo walaac Halis Ah Galiyay Siyaasada Somaliland Gaar Ahaan Doorashada Soo Socota
June 12, 2017 - Written by Reporter:Hargaysa(Wajaalenews)-Waxa ilaa iyo markii uu madaxwayne siilaanyo magaacabay gudida culimada ah hadal hayn badan ka dhaliyay goobo badan oo dalka ka mid ah, taasi oo uu madaxwayne siilaanyo magacawgooda uu ku soo beegay wakhtiga ka tagista xilka madaxweyne. Arintani culimada oo uu madaxweynahu uu sheegay in uu ugudbiyay golaha guurtida si ay u sharciyeeyaan, ayaa waxa soo baxaysa hadalo shaki leh oo sheegaay in gudigani la doonaayo in ay ka mid noqdaan khilaaf la galinaayo doorashada soo socota oo ay ka mid noqon doonaan gole ka qayb qaata daminta iyo xalinta rabshadaha iyo hadalada ka soo baxi doona doorshada soo socota taasi oo loo sababeeyay isku aadka xiliga uu Siilaanyo ku dhawaaqay mudaynta doorshada madaxweynaha taasi oo uu daba dhigay gudigani oo macnayaal badan loo fashishay. In kasta oo laba ka mid ah culimada liiskani ku qorani ay iska casileen magacwgaasi hadana waxa la gudbon dhamaan culimada in ay diidaan arimaha murigada leh ee la doonaayo in afka loo galiyo, waana kuwan liiska magacyada culimada la doonaayo in siyaasda lagu milo
WAJAALENEWS.NET HARGAYSA OFFICE EMAIL;WAJALENEWS@GMAIL.COM
Related posts:Shil Gaadhi Oo Ka Dhacay Duleedka Magaalada Laascaanood Iyo Sadex Qof Oo Isku Qoys Ah Oo Ku Geeriyoo... Golayaasha Baarlamaanka Somaliland Oo kulan Xogwareysi ah La Qaatey Ururada Bulshada Rayidka ah. TACSI; MARXUUM Sheekh Axmed Nuur Odowaa Oo Caawa ku Geeriyooday Magaalada Hargaysa kana mid Ahaa Cul... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|