|
|||||
WAJAALE NEWS
Abwaan Cabdiwaaxid Cali Gamaddiid Oo Xabsiga Laga Sii Daayay Kadib Muddo Laba Sanno Ah Ku Xidhnaa Hargeysa
June 20, 2017 - Written by Reporter:Hargaysa(Wajaalenews):-Abwaan Cabdiwaaxid Cali Gamaddiid oo ka mid ah Abwaaniinta Somaliland ayaa maanta laga sii daayay Xabsiga dhexe ee Caasimadda Hargaysa, kadib markii uu soo dhammaystay Xukun dhawr sanno ah oo Maxkamadda gobolka Hargaysi ku riday.
Abwaan Cabdiwaaxid Cali Gamaddiid, oo muddo laba Sanno gaadhaysa ku xidhnaa Jeelka wayn Hargaysa, ayaa la soo daayay, iyaddoo uu Abwaanku xadhigaas ku muttaystay Gabay uu ka tarriyay Weerarkii lagu qaadday dalka France
Related posts:“Sax Ma Aha In Mar Kale SNM Magaceeda Laga Dhigto Maqaarsaar Lagu Galo Ololeyaal Doorasho.”.Agaasima... Golaha Wakiilladu Ma U Yeedhi Karaan Madaxweyne Biixi, Si Wax Looga Waydiiyo Wada-hadalladii Jabuuti... Madaxweynaha Jsl Oo Qaabiley Safiirka Dalka Maraykanka Iyo Taliyaha Ciidamada Qaaradda Afrika (AFRIC... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|