War-Deg_Dega:Shil Gaadhi Oo Sobobay Khasaare Isugu Jira Dhimasho Iyo Dhaawac Oo Ka Dhacay Dawga Sheekh | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
War-Deg_Dega:Shil Gaadhi Oo Sobobay Khasaare Isugu Jira Dhimasho Iyo Dhaawac Oo Ka Dhacay Dawga Sheekh
May 15, 2017 - Written by Editor:

Sheekh(Wajaalenews)Shil gaadhi ayaa galabta ka dhacay dawga magaalada sheikh waxaana sida wararku sheegayaan ku nafwaayay labo ruux oo lagu kala magacaabi jiray C/xakiin Stiffer oo filinqaade laga yaqaano magaaladaBurco ahaa iyo Sida oo kale marxuumad Ikraan C/qaadir, waxaana dadkii ku dhaawacmay haatan lagu dabiibayaa Isbitaalka Magaalada Sheekh

 

COMMENTS
LINKS