|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO ; Afhayeenka Madaxtooyada Somaliland Oo Sharaxaad ka Bixiyay 19% Dawlada Itoobiya Laga Siiyey Dekeda Berbera.
May 13, 2017 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N) Afhayeenka madaxtooyada Somaliland Eng Xuseen Aadan Cige (xuseen deyr) ayaa sheegay in saamigaas 19% ah ee Itoobiya ay siisay shirkadda DP world oo leh 65%. Sidoo kale afhayeenka ayaa sharaxay ujeedada hadalkii wasiirka ganacsigu hore BBC Usiiyay “Waraysiga wasiirka waan dhagaystay, muu odhan dawladda Somaliland ayaa 19% siisay Itoobiya, wasiirku wuxuu yidhi dawladda Itoobiya waxya leedahay 19%. Isweydiintu waxay tahay yaa siiyay, shirkadda DP world waxay leedahay 65% oo ah saamiga badan, 35% qaranka Somaliland ayaa leh, baarlamaankuna taas ayuu ansixiyay, heshiiskana waxa ku qoran cidda saamiga.
Related posts:Xisbiga Wadani Oo Dhaliilay Wareegto Kasoo Baxay Wakaalada Biyaha Hargaysa Oo Shacabka Ku Amartay In... DAAWO;-Muuqaalka Banka Wajaale Ee Xiligan Oo Roobabkii Sifiican Uga Curteen Iyo Bilicda Lo,da Oo Bar... Xil Maxamuud Xayir Oo Utanaasulay Xildhibaan Cumar Jaamac Oo Usharaxan Gudoomiye Kuxigeenka Kowaad E... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|